Koorsoyin & Barnaamijyo
Ku biir in ka badan 40,000 oo ka tirsan nidamkeena waxbarashada
-
All Courses, English
CEFR English B2 - INTERMEDIATE LEVEL 2
CourseEnglish B2 waa heerka dhexe qeybtiisa 2aad ee luuqadda Ingirisiiska sida uu qabo. nidaamka caalamiga ah ee CEFR. Heerkan waxa uu qofka awoodaa in uu luuqadda si heer sare ah isagoo dhisan kara jumlada waaweyn sidoo kale ku cabiri kara waxa uu rabo
$25
-
All Courses, English
Naxwaha Luuqadda - Practical Grammar: ENGLISH A1
CourseCEFR English A1: Grammar Course Koorsadani waxaad ku baraneysaa naxwaha luuqadda oo aasaasi ah sida 4 kamid ah 8da qeybood ee naxwaha ugu muhiimsan: Noun, Pronoun, Verb, Adverb iyo waqtiyada (tenses)
$25
-
All Courses, Personal
Isbaro Aad Guuleysatide - PERSONAL DEVELOPMENT
CourseKoorsadan waxaa loogu talo galay in lagu hormariyo naftaada si ay horumar u gaarto una guuleysato. Fikirka asalka u ah casharadan waa sidan: "Si ay nolosha kuugu hagaagto, waa in aad marka hore ADIGA is hagaajisaa". Guuleyso goor waliba
$25
-
All Courses, Business
Iibka & Suuqgeynta - SALES & MARKETING
CourseKoorsadan waa koorso ka caawineysa dhamaan inta ku howlan in ay wax ka iibiyaan macmiil nuuc waliba uu ahaado. Waxaa qaadan kara ardayda, shaqaalaha suuqgeynta, madaxda suuqgeynta, iyo dadka leh ganacsiga. Waxaan ku sharxeynaa asaasiyaada iibka.
$25
-
All Courses, Personal
Baasaboorka Guusha - COMMUNICATION SKILLS
CourseBAASABOORKA GUUSHA waa koorso ka hadleysa xiriirka wanaagsan - effective communication skills - iyo sidii aad ugu dabaqi laheyd noloshaada iyo shaqadaada. Waxa ay horudhac u tahay koorsooyin kale.
$25
-
All Courses, Personal
Sahayda Shaqadoonka - JOB SEARCH
CourseKoorsadan waxa ay sharxeysaa qaababka casriga ah ee uu qofka u raadsan karo shao uu ku farxo. Laga bilaabo isu diyaarinta niyad ahaan, qorashada CVga, ka qeybqaadashada wareysiga ilaa 30 maalmood ee ugu horeysa googbta shaqada waxaad sameyn laheyd
$25
-
All Courses, Technology
Maqal & Muuqaal - VIDEO EDITING
CourseKoorsadaani waxaa loogu talo galay qof waliba oo raba in uu noqdo xirfadle ku wanaagsan xirfada Video Editingka, waxaadna ku baran doontaa softwareka Adobe Premiere Pro. Adobe premiere pro waa barnaamijka ugu caansan ee lagu farsameeyo muuqaalada
$25
-
All Courses, Technology
Microsoft Office - WORD
CourseWaa koorso aad ku baran doontid barnaamijka qoraalka ee Microsoft Word. Waxaa la socda casharada barnaamijyo PRACTICAL ah oo kaa caawinaya fahamka
$25
-
All Courses, Technology
Microsoft Office - EXCEL
CourseWaa koorso aad ku baran doontid barnaamijka xisaabaadka ee Microsoft Excel. Waxaa la socda casharada barnaamijyo PRACTICAL ah oo kaa caawinaya fahamka
$25
-
All Courses, Technology
Microsoft Office - POWERPOINT
CourseWaa koorso aad ku baran doontid barnaamijka lagu bandhigo macluumaad ee Microsoft Powerpoint. Waxaa la socda casharada barnaamijyo PRACTICAL ah oo kaa caawinaya fahamka
$25
-
All Courses
Adeega Gaarka Ah: VIP Services
CourseAdeegan waxaa loogu talo galay dadka sida gaarka u doonaya in loogala taliyo arimahooda ganacsi ama shaqsiyadeed. Qofka waxa uu helayaa waqti gaar ah oo lagula xaliyo dhibka ka haysta qoyskiisa, noloshiisa ama ganacsigiiga intuba. 1 saac = 100 USD
$100
-
All Courses, Webinars
Webinar 01: Sida ay wadamada ugu kala fiicanyihiin luuqada Ingiriiska
CourseWax ka ogoow wadamada ugu fiican isticmaalka luuqadda Ingiriiska & farsamooyinka ay ku guuleysteen. Warbixintii ay soo saartay heyadda EF sanadka 2023
Free