Koorsoyin & Barnaamijyo
Ku biir in ka badan 40,000 oo ka tirsan nidamkeena waxbarashada
-
All Courses, Personal
ISBARO oo WAXQABSO: Ka Adkaw Maskaxdaada, Samee Hormar Joogto Ah
CourseISBARO oo WAXQABSO: Ka adkaw maskaxdaada, samee hormar joogto ah Waa barnaamij kaa caawin doona in aad wax badan ka ogaadid sababta aad la sameyn la'dahay hormarka aad mar waliba ku taami jirtay iyo farsamooyink aad ku hormari kartid
$25
-
All Courses, Business, Personal
Ku Guuleeyso Goobta Shaqada - Become Effective at Workplace
CourseBaro xirfadaha kaa cawin kara in aad ku guleysatid goob kasta oo aad shaqo ka qabaneysid adigoo raacaya tilmaamo gaar ah oo si fudud laguugu diyaariyay
$25
-
All Courses, Personal
Isbaro Aad Guuleysatide - PERSONAL DEVELOPMENT
CourseKoorsadan waxaa loogu talo galay in lagu hormariyo naftaada si ay horumar u gaarto una guuleysato. Fikirka asalka u ah casharadan waa sidan: "Si ay nolosha kuugu hagaagto, waa in aad marka hore ADIGA is hagaajisaa". Guuleyso goor waliba
$25
-
All Courses, Personal
Baasaboorka Guusha - COMMUNICATION SKILLS
CourseBAASABOORKA GUUSHA waa koorso ka hadleysa xiriirka wanaagsan - effective communication skills - iyo sidii aad ugu dabaqi laheyd noloshaada iyo shaqadaada. Waxa ay horudhac u tahay koorsooyin kale.
$25
-
All Courses, Personal
Sahayda Shaqadoonka - JOB SEARCH
CourseKoorsadan waxa ay sharxeysaa qaababka casriga ah ee uu qofka u raadsan karo shao uu ku farxo. Laga bilaabo isu diyaarinta niyad ahaan, qorashada CVga, ka qeybqaadashada wareysiga ilaa 30 maalmood ee ugu horeysa googbta shaqada waxaad sameyn laheyd
$25