Koorsoyin & Barnaamijyo
Ku biir in ka badan 40,000 oo ka tirsan nidamkeena waxbarashada
-
DEJISO: Hagaha Barashada Luuqadda Ingiriiska
Digital downloadU baro luuqadda Ingiriiska si nidaamsan adigoo raacaya manhaj caalami ah oo kuu sahlaya in aan baratid dhamaan xirfadaha si halmar ah
Free
-
All Courses, Free Courses, English, Live Class
Wax ka ogow barnaamijkena fasalada - Cohort Membership
CourseWax ka ogoow xogta banaamijkeena casriga ah ee barashada luuqadda Ingiriiska adigoo raacaya manhaj caalami ah
Free
-
All Courses, English
Naxwaha Luuqadda - Practical Grammar: ENGLISH A2
CourseCEFR English A2: Grammar Course Koorsadani waxaad ku baraneysaa naxwaha luuqadda oo aasaasi ah sida 4 kamid ah 8da qeybood ee naxwaha ugu muhiimsan: Adjectives, Prepositions, Interjections,iyo waqtiyada (tenses)
$25
-
All Courses, English
CEFR English A1 - BEGINNER LEVEL
CourseEnglish A1 waa heerka ugu hooseeya ee luuqadda Ingirisiiska sida uu qabo nidaamka caalamiga ee CEFR. Heerkan waxa uu qofka ku baranayaa jumlada yaryar iyo wadashekeysiga kooban.
$25
-
All Courses, English
CEFR English A2 - PRE-INTERMEDIATE LEVEL
CourseEnglish A2 waa heerka hoose qeybtiisa 2aad ee barashada luuqadda. Heerkan waxa uu ardayga baranayaa casharo muhiim oo taabanaya dhinacyo badan oo nolosha ah sida waxbarashada, caafimaadka, socdaalka, isbortiska
$25
-
All Courses, English
CEFR English B1 - INTERMEDIATE LEVEL 1
CourseEnglish B1 waa heerka dhexe ee luuqadda Ingirisiiska sida uu qabo. nidaamka caalamiga ah ee CEFR. Heerkan waxa uu qofka awoodaa in uu luuqadda u isticmaalo noloshiisa caadiga iyo shaqada inkastoo si dhameystiran aynan aheyn
$25
-
All Courses, English
CEFR English B2 - INTERMEDIATE LEVEL 2
CourseEnglish B2 waa heerka dhexe qeybtiisa 2aad ee luuqadda Ingirisiiska sida uu qabo. nidaamka caalamiga ah ee CEFR. Heerkan waxa uu qofka awoodaa in uu luuqadda si heer sare ah isagoo dhisan kara jumlada waaweyn sidoo kale ku cabiri kara waxa uu rabo
$25
-
All Courses, English
Naxwaha Luuqadda - Practical Grammar: ENGLISH A1
CourseCEFR English A1: Grammar Course Koorsadani waxaad ku baraneysaa naxwaha luuqadda oo aasaasi ah sida 4 kamid ah 8da qeybood ee naxwaha ugu muhiimsan: Noun, Pronoun, Verb, Adverb iyo waqtiyada (tenses)
$25