Koorsooyin & Barnaamijyo

Ku hormari naftaada & ganacsigaaga goob waliba & goor waliba

U Baro Luuqadda Ingiriiska Si Nidaamsan

Ku baro luuqadda Ingiriiska nidaamka caalamiga ah ee CEFR oo laga isticmaalo in ka badan 100 dal: A1, A2, B1, B2, C1, C2
English Language

Waxbarasho Gaar Ah - VIP Coaching

Tababar & waxbarasho kuu gaar ah, laguna xalinayo culeysyada kaa haysta dhan waliba, goor waliab, goob waliba
VIP Coaching

Latalin Gaar Ah - VIP Counselling

Waa kulan gaar ah oo aan la yeelaneyno shaqsiyaadka doonaya in ay xaliyaan arimahooda gaaarka ah iyagoo talooyin ku aadan maareynta mashaakilka ka haysta naftooda, ganacsigooda, & qoyskooda. Kulanka wuxuu noqon karaa si toos ah (Xafiiskeena) ama fogaan arag (Online)
somvato counselling

Ku Hel Koorso Waliba Faaidooyinkan

Marka aad iibsatid koorso waliba waxaad heli doontaa faaidooyin badan sida muuqaal & maqal, buuga koorsada, in aad ka faaideysatid muddo 12 bilood ah, shahaado marka aad dhameysid casharada & halmar oo aad bixineysid qarashka
somvato benefits

Kaligaa Mahan Safarka

In ka badan 20,000 arday oo ku kala nool in ka badan 50 dal ayaa ka faaideysta koorsooyinkeena & barnaamijyadeena

Hormarinta Xirfadlayaasha

Kumanaan ka tirsan shaqaalaha shirkada dalka ayaa ka faaideysta koorsooyinkeena lagu hormarinayo xirfadaha shaqsiga iyo kuwa ganacsiga
somvato clients

Marqaatiga Macaamiisha

Waxaan ka faaideysatay barnaamijyadeena in ka badan 20,000 Soomaliyeed

Waan isbartay hadda

Safiyo Shukri Hilowle

Ka hor koorsooyinkan, aniga isma aanan aqoon, hadase waxaan bartay meelaha aan ku liito iyo meelaha aan ku fiicanahay. Mahadsanidiin

Waa waxbarasho u dhiganta 50 sano

Bile Adan Abdullahi

Halka aan maanta taaganahay ilahey ka sokow waxaan ku soo gaaray waa talooyinka iyo duruusta qiimaha badan ee halkan ka baxa. Ganacsigeyga wuu ka gudbay Soomaliya hadda waxaana tiigsanayaa meelo fogfog IA

Suuqgeynteyda ayaan wax badan ka saxay

Ahmedraas Mohamed Farah

Waxaan hadda fahamsanahay jadwalkeyga iyo sida aan suuqa u galayo waxana bartay xirfado badan oo dhankeyga suuqgeynta ah oo saameyn ku yeeshay hormarkeyga iyo shirkadaha aan la shaqeeyo. Waxaan bartay la dhaqanka dadka, qofkii u baahan in uu hormariyo naftiisa, haku xirnaado machadkan

Indhaha ayey ii fureen koorsooyinkan

Osman Hassan Addan

Waxaan ka xirnaa indhaha markii hore balse markii aan bilaaway koorsadan Sahayda Shaqadoonka, aad ayey indhaha iigu furmeen waana guuleysatay. Ilahey mahadii, waadna mahadsantihiin