Manhajka Koorsada

    1. Lesson 1: Asking for information at a tourist office

    2. Lesson 1: Audio

    3. Quiz 1: Asking for Information at a Tourist Office

    4. Lesson 2: Ordering at a coffee shop

    5. Lesson 2: Audio

    6. Quiz 2: Ordering at a Coffee Shop

    7. Lesson 3: Meeting a classmate

    8. Lesson 3: Audio

    9. Quiz 3: Meeting a Classmate

    10. Lesson 4: Checking in at the airport

    11. Lesson 4: Audio

    12. Quiz 4: Checking In At The Airport

    13. Lesson 5: Train ticket problems

    14. Lesson 5: Audio

    15. Quiz 5: Train Ticket Problems

    16. Lesson 6: Renting an apartment

    17. Lesson 6: Audio

    18. Quiz 6: Renting An Apartment

    19. Lesson 7: Giving directions in English

    20. Lesson 7: Audio

    21. Quiz 7: Giving Directions in English

    22. Lesson 8: Opening a bank account

    23. Lesson 8: Audio

    24. Quiz 8: Opening a Bank Account

    25. Lesson 9: Clothes shopping

    26. Lesson 9: Audio

    27. Quiz 9: Clothes Shopping

    28. Lesson 10: Buying a new phone

    29. Lesson 10: Audio

    30. Quiz 10: Buying A New Phone

    31. Lesson 11: Getting a refund

    32. Lesson 11: Audio

    33. Quiz 11: Getting a Refund

    34. Lesson 12: Working in an office

    35. Lesson 12: Audio

    36. Quiz 12: Working In An Office

    37. Lesson 13: Making holiday plans

    38. Lesson 13: Audio

    39. Quiz 13: Making Holiday Plans

    40. Lesson 14: Injuries and first aid

    41. Lesson 14: Audio

    42. Quiz 14: Injuries and First Aid

    43. Lesson 15: The boring man

    44. Lesson 15: Boring Man

    45. Quiz 15: The Boring Man

    46. Lesson 16: Going to the doctor

    47. Lesson 16: Audio

    48. Quiz 16: Going to the Doctor

    49. Lesson 17: Going to the gym

    50. Lesson 17: Audio

    51. Quiz 17: Going to the Gym

    52. Lesson 18: Too hot

    53. Lesson 18: Audio

    54. Quiz 18: Too Hot

    55. Lesson 19: Talking about exams

    56. Lesson 19: Audio

    57. Quiz 19: Talking About Exams

    58. Lesson 20: Language learning

    59. Lesson 20: Audio

    60. Quiz 20: Language Learning

    61. Lesson 21: Photo editing

    62. Lesson 21: Audio

    63. Quiz 21: Photo Editing

    64. Lesson 22: Talking on the phone

    65. Lesson 22: Audio

    66. Quiz 22: Talking on the Phone

    67. Lesson 23: Computer problems

    68. Lesson 23: Audio

    69. Quiz 23: Computer Problems

    70. Lesson 24: Building a website

    71. Lesson 24: Audio

    72. Quiz 24: Building A Website

    73. Lesson 25: A football match

    74. Lesson 25: Audio

    75. Quiz 25: A Football Match

    1. Dejiso Buuga Koorsada English A2

    1. Next course

    2. Other courses

About this course

  • $25.00
  • 80 lessons
  • 2 hours of video content
  • 12 month access
  • Completion certificate

Xogta Koorsada

Heerka 2aad ee barashada luuqadda Ingiriiska

Koorsada CEFR English A2 waxa ay fursad u siineysaa in uu qofka dhisto asaasiyaadka luuqadda Ingiriiska isagoo baranayo ereyo ka badan 1,000 oo ku jira jumlado isticmaalkeedu badanyahay

Inta lagu jiro koorsada, waxaad heli doontaa wada sheekeysiyo wacan oo laguugu fasirayo af Soomali kadibna aad dhageysaneysid cashar waliba iyadoo ay ku hadlayaan dadka u dhashay luuqadaa si aad u baratid dhawaqa saxda ah.

Sidoo kale waxaad awood u yeelan doontaa in aad tijaabisid fahamkaaga cashar waliba oo aad qaadatid adigoo galaya imtixaan yar oo tijaabo ah kadibna aad ku ceshatid casharka.

Koorsada waxaa la socda buug dhameystiran oo ay ku jiraan dhammaan casharada lagu sharxayo muuqaalada iyo kuwo kale oo badan. Buuga waxa uu diyaar uyahay daabacaaad (A4 Size Format)

Hormari heerkaaga luuqadda

U samee waxbarashadaada luuqadda saldhig adag adigoo qaadanaya casharo ku siinaya kalsooni in aad hore u socotid

Wax badan oo kuu fududeynaya waxbarashadaada

  • Videos

    Muuqaalo tayo sare leh oo loo diyaariyay si heer sare ah si aad durba u baratid casharada koorsada

  • Quizes

    Buugaag ay ku jiraan dhammaan casharada ay ka koobantahay koorsada iyo qoraalo kale oo kaa caawinaya waxbarashadaada

  • Books

    Buugaag ay ku jiraan dhammaan casharada ay ka koobantahay koorsada iyo qoraalo kale oo kaa caawinaya waxbarashadaada

Natiijada Koorsada

Marka aad si wacan u dhameysatid koorsadan adigoo gelinaya dhamaan saacadaha loo baahanyahay, waxaa la filayaa in aad si wacan uga dhisantid dhinacyada hadalka, dhageysiga, aqriska iyo qoraalka intuba. Tayada natiijada laga helayo barnaamijka waxa ay ku xirantahay dadaalka iyo waqtiga uu ardaygu geliyo

Isu diyaari imtixaanada caalamiga ah

Koorsada waxa ay kaa caawineysaa in aad isu diyaarisid imtixaanada luuqadda Ingiriiska ee kala ah:
IELTS Score: 3.0 - 4.0
Cambridge Score: 120 - 140
TOEFL Score: 30 - 40

Xogta Macallinka

Macallin Dr. Abdiwahab Abdullahi Elmi waxa uu sitaa shahaadada heerka ugu sareeya waxbarashada ee PhD isagoo ku soo qaatay waxbarashadiisa dalalka Soomaliya, Malaysia, USA & Cost Rica.
Sidoo kale Dr. Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya & heyado caalami ah, isagoo bixiyay in ka badan 25,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed.
Bil waliba waxaa ka faaideysta muuqaladiisa iyo qoraaladiisa baraha bulshada boqolaal kun oo ku kala nool dunida dacaladeeda, iyadoo muuqaalada qaar la daawaday dhoor milyan oo jeer
somvato Abdiwahab
Dhamee Koorasada, Hel Shahaado


Isla marka aad dhameysid koorsada 100%, waxaad heli doontaa shahaado cadeyneysa in aad si guul ah u dhameysatay koorsadan


1). Ku qurxi CVgaaga shahaadadan
2). La wadaag shirkadaha wax shaqaaleysiiya
3). Ku faan in aad hormarineysid naftaada goor waliba



Yeelo xirfad, ha guuleysato noloshaada & ganacsigaaga
Nagala soco baraheena bulshada:
WHATSAPP
YOUTUBE
TIKTOK
FACEBOOK
Naga soo wac nambaradan:

+252612253334

+252612253332

Mahadsanid