Koorsoyin & Barnaamijyo
Ku biir in ka badan 40,000 oo ka tirsan nidamkeena waxbarashada
-
Dhamman Koorsoyinka, Teknolojiyada
Maqal & Muuqaal - VIDEO EDITING
CourseKoorsadaani waxaa loogu talo galay qof waliba oo raba in uu noqdo xirfadle ku wanaagsan xirfada Video Editingka, waxaadna ku baran doontaa softwareka Adobe Premiere Pro. Adobe premiere pro waa barnaamijka ugu caansan ee lagu farsameeyo muuqaalada
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Teknolojiyada
Microsoft Office - WORD
CourseWaa koorso aad ku baran doontid barnaamijka qoraalka ee Microsoft Word. Waxaa la socda casharada barnaamijyo PRACTICAL ah oo kaa caawinaya fahamka
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Teknolojiyada
Microsoft Office - EXCEL
CourseWaa koorso aad ku baran doontid barnaamijka xisaabaadka ee Microsoft Excel. Waxaa la socda casharada barnaamijyo PRACTICAL ah oo kaa caawinaya fahamka
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Teknolojiyada
Microsoft Office - POWERPOINT
CourseWaa koorso aad ku baran doontid barnaamijka lagu bandhigo macluumaad ee Microsoft Powerpoint. Waxaa la socda casharada barnaamijyo PRACTICAL ah oo kaa caawinaya fahamka
$25