Manhajka Koorsada
Casharo dheeli tiran loona diyaariyay si heer sare ah
-
-
Lesson 1: Sida loo Furo Microsoft Excel
-
Lesson 2: Sida loo Isticmaalo Microsoft Excel WorkBook
-
Lesson 3: Sida Data ama Xog loogaliyo
-
Lesson 4: Waa Maxay FORMULA iyo FUNCTION ?
-
Lesson 5: Sida loo Abuuro FORMULA (+) Iskudar Sameenaya
-
Lesson 6: Sida loo Abuuro FORMULA (-) Kala Jar Sameeya
-
Lesson 7: Sida loo sameeyo FORMULA (*) Sameeya Isku dhufasho
-
Lesson 8: Sida loo Sameeyo FORMULA (/) Qeybin Sameeya
-
Lesson 9: Sida loo Adeegsado FUNCTION ka SUM
-
Microsoft Excel: Lesson 10
-
Lesson 11: Sida loo Adeegsado FUNCTION ka MAX
-
Lesson 12: Sida loo Adeegsado FUNCTION ka AVERAGE
-
Lesson 13: Sida loo Adeegsado FUNCTION ka COUNT
-
Lesson 14: Sida loo Adeegsado FUNCTION ka COUNTA
-
Lesson 15: Sida FORMATTING Loogu Sameeyaa Qoraalka
-
Lesson 16: Sidee FORMATTING Loogu Sameeyaa NUMBERs ka
-
Lesson 17: Sida loo Adeegsado MERGE iyo UNMERGE
-
Lesson 19: Sida Qoraal badan loogu qoro hal CELL gudihiisa
-
Lesson 20: Sida loo isticmaalo HIDE iyo UNHIDE
-
Lesson 21: Sida loo soogaliyo Sawir
-
Lesson 22: Sida Qoraalo (Magacy) Loo kala qaado
-
Lesson 23: Sida loo Sameeyo TABLE
-
Lesson 24: Siyaabaha kala duwan ee wax looga badali kari TABLE
-
Lesson 25: Sida Looqurxiyo Table ka.
-
Lesson 26: Sida loogu Sameeyo ANALYSIS (Part 1)
-
Lesson 27: Sida loogu Sameeyo ANALYSIS (Part 2)
-
Lesson 28: Sida loogu Sameeyo ANALYSIS (Part 3)
-
Lesson 29: Sida loogu Sameeyo ANALYSIS (Part 4)
-
-
-
Microsoft Excel: Practical PROJECT 1
-
Microsoft Excel - Practical PROJECT 2
-
-
-
Dejiso Buuga Koorsada Microsoft Excel
-
-
-
Wax ka ogoow talaabooyinka xiga ee aad qaadi kartid
-
Waxaa ku jira:
- $25.00
- 33 lessons
- 2.5 hours of video content
- 12 month access
- Completion certificate
Xogta Koorsada
Microsoft Excel
Koorsadan waxaa la socda laba (2) mashruuc oo laguugu tusinayo sida loo isticmaalo. barnaamijkan iyadoo la eegayo hadba dhinac
Si gaar ah waxaad u baraneysaa:
✅ Formulas & functions
✅ Falanqeynta xogta (Data analysis)
✅ Laba mashruuc oo dhameystiran oo lagula sameynayo
Xogta Macallinka
Macalinku wuxuu heystaa shahaadada heerka 2aad ee jaamacadda (Masters Degree) ee Culuumta mashaariicda (Project Management) iyo Shahaadada heerka 1aad ee Culuumta tiknoolojiga (Computer Science).
|
Marqaatiga Macaamiisha
Waxaan ka faaideysatay barnaamijyadeena in ka badan 20,000 Soomaliyeed