Microsoft Word

Si wacan u baro barnaamij qoraaleedka caanka ah

    1. Lesson 1: Starting Word and Saving

    2. Lesson 2: Understanding Microsoft Word

    3. Lesson 3: Formatting Text

    4. Lesson 4: How to Put Text Next to Each other

    5. Lesson 5: How to Add Image

    6. Lesson 6: How to Save as a Document, PDF and Print

    7. Lesson 7: How to Use Copy, Past and Cut

    8. Lesson 8: How to Insert Table

    9. Lesson 9: How to Modify Page Layout

    10. Lesson 10: Spelling and Grammar Checking

    11. Lesson 11: How to Add Header and Footer and Page Numbering

    1. Microsoft Word: Practical PROJECT ONE Lesson 1

    2. Microsoft Word: Practical PROJECT ONE Lesson 2

    3. Microsoft Word: Practical PROJECT TWO Lesson 1

    4. Microsoft Word: Practical PROJECT TWO Lesson 2

    5. Microsoft Word: Practical PROJECT TWO Lesson 3

    6. Microsoft Word: Practical PROJECT TWO Lesson 4

    1. Dejiso Buuga Koorsada Microsoft Word

    1. Wax ka ogoow talaabooyinka xiga ee aad qaadi kartid

Waxaa ku jira:

  • $25.00
  • 20 lessons
  • 2 hours of video content
  • 12 month access
  • Completion certificate

Xogta Koorsada

Microsoft Word

Microsoft Word waa barnaamij loo adeegsado qoraalada nuucyadooda kala duwan isagoo barnaamijka ugu caansan ee lagu qoro buugaagta waaweyn.

Koorsadan waxaa la socda afar (4) mashruuc oo laguugu tusinayo sida loo isticmaalo. barnaamijkan iyadoo la eegayo hadba dhinac

Si gaar ah waxaad u baraneysaa:

✅ Text formatting
✅ Data table management
✅ Spelling & grammar check
✅ Header & footer management
✅ Document printing & PDF exporting
✅ Four real-life projects

Wax badan oo kuu fududeynaya waxbarashadaada

  • Videos

    Muuqaalo tayo sare leh oo loo diyaariyay si heer sare ah si aad durba u baratid casharada koorsada

  • Quizes

    Leyliyo & imtixaano lagu hubinayo fahamkaaga adigoo helaya jawaabaha suaalaha aad qaladid goor waliba

  • Books

    Buugaag ay ku jiraan dhammaan casharada ay ka koobantahay koorsada iyo qoraalo kale oo kaa caawinaya waxbarashadaada

Xogta Macallinka

Macalin Ahmed M. Salad waa khabiir ku xeel dheer tiknoolojiyadda, kuna soo shaqeeyey mudo 13 sano kabadan, sidoo kalana leh khibrad macalinimo gaar ahaan maadooyinka laxiriira tiknoolojiga. Macalinku wuxuu heystaa shahaadada heerka 2aad ee jaamacadda (Masters Degree) ee Culuumta mashaariicda (Project Management) iyo Shahaadada heerka 1aad ee Culuumta tiknoolojiga (Computer Science).
Dhamee Koorasada, Hel Shahaado


Isla marka aad dhameysid koorsada 100%, waxaad heli doontaa shahaado cadeyneysa in aad si guul ah u dhameysatay koorsadan

1). Ku qurxi CVgaaga shahaadadan
2). La wadaag shirkadaha wax shaqaaleysiiya
3). Ku faan in aad hormarineysid naftaada goor waliba



Yeelo xirfad, ha guuleysato noloshaada & ganacsigaaga
Nagala soco baraheena bulshada:
WHATSAPP
YOUTUBE
TIKTOK
FACEBOOK

Naga soo wac nambaradan:

+252612253334

+252612253332

Mahadsanid

Marqaatiga Macaamiisha

Waxaan ka faaideysatay barnaamijyadeena in ka badan 20,000 Soomaliyeed

Waan isbartay hadda

Safiyo Shukri Hilowle

Ka hor koorsooyinkan, aniga isma aanan aqoon, hadase waxaan bartay meelaha aan ku liito iyo meelaha aan ku fiicanahay. Mahadsanidiin

Waa waxbarasho u dhiganta 50 sano

Bile Adan Abdullahi

Halka aan maanta taaganahay ilahey ka sokow waxaan ku soo gaaray waa talooyinka iyo duruusta qiimaha badan ee halkan ka baxa. Ganacsigeyga wuu ka gudbay Soomaliya hadda waxaana tiigsanayaa meelo fogfog IA

Suuqgeynteyda ayaan wax badan ka saxay

Ahmedraas Mohamed Farah

Waxaan hadda fahamsanahay jadwalkeyga iyo sida aan suuqa u galayo waxana bartay xirfado badan oo dhankeyga suuqgeynta ah oo saameyn ku yeeshay hormarkeyga iyo shirkadaha aan la shaqeeyo. Waxaan bartay la dhaqanka dadka, qofkii u baahan in uu hormariyo naftiisa, haku xirnaado machadkan

Indhaha ayey ii fureen koorsooyinkan

Osman Hassan Addan

Waxaan ka xirnaa indhaha markii hore balse markii aan bilaaway koorsadan Sahayda Shaqadoonka, aad ayey indhaha iigu furmeen waana guuleysatay. Ilahey mahadii, waadna mahadsantihiin