Microsoft Powerpoint

Si wacan u baro barnaamijka caanka ah ee lagu soo bandhigo macluumaadka

    1. Lesson 1: Horudhaca Microsoft PowerPoint

    2. Lesson 2: Sida loo Abuuro Presentation

    3. Lesson 3: Sida loogu daro Slide Cusub

    4. Lesson 4: Sida loo Adeegsado COPY, CUT, PAST

    5. Lesson 5: Sida loo Adeegsado Microsoft PowerPoint THEMES

    6. Lesson 6: Sida Loobadalo Background ka

    7. Lesson 7: Sida Loo Sameeyo Text Formatting (Part 1)

    8. Lesson 8: Sida Loo Sameeyo Text Formatting (Part 2)

    9. Lesson 9: Sida Loo Sameeyo Text Formatting (Part 3)

    10. Lesson 10: Sida losoo Galiyo SAWIR

    11. Lesson 11: Sida Loosoo Galiyo SHAPES ka (Part 1)

    12. Lesson 12: Sida Loosoo Galiyo SHAPES ka (Part 2)

    13. Lesson 13: Sida Loosoo Galiyo SHAPES ka (Part 3)

    14. Lesson 14: Sida loosameeyo SMART ART (Part 1)

    15. Lesson 15: Sida loosameeyo SMART ART (Part 2)

    16. Lesson 16: Sida Loo Isticmaalo TABLES (Part 1)

    17. Lesson 17: Sida Loo Isticmaalo TABLES (Part 2)

    18. Lesson 18: Sida loosoo Galiyo CHARTS (Part 1)

    19. Lesson 19: Sida loosoo Galiyo CHARTS (Part 2)

    20. Lesson 20: Sida loosoo Galiyo CHARTS (Part 3)

    21. Lesson 21: Sida Loo Isticmaalo TRANSITIONS (Part 1)

    22. Lesson 22: Sida Loo Isticmaalo TRANSITIONS (Part 2)

    23. Lesson 23: Sida Loogu diyaariyo Daabacaad (PRINTING)

    1. Microsoft PowerPoint Practical Project

    1. Dejiso Buuga Koorsada

    1. Wax ka ogoow talaabooyinka xiga ee aad qaadi kartid

Waxaa ku jira:

  • $25.00
  • 27 lessons
  • 2.5 hours of video content
  • 12 month access
  • Completion certificate

Xogta Koorsada

Microsoft Powerpoint

Microsoft Powerpoint waa barnaamij loo adeegsado soo bandhigista xogaha muhiim u ah shirkadaha loona isticmaalo kulannada iyo shirarka
Koorsadan waxaa la socda hal (1) mashruuc oo laguugu tusinayo sida loo isticmaalo. barnaamijkan iyadoo la eegayo hadba dhinac

Si gaar ah waxaad u baraneysaa:

✅ Creating slides & presentations
✅ Using PowerPoint themes
✅ Formatting text & images
✅ Using charts, animations, and transitions
✅ One real-life project
somvato powerpoint

Wax badan oo kuu fududeynaya waxbarashadaada

  • Videos

    Muuqaalo tayo sare leh oo loo diyaariyay si heer sare ah si aad durba u baratid casharada koorsada

  • Quizes

    Leyliyo & imtixaano lagu hubinayo fahamkaaga adigoo helaya jawaabaha suaalaha aad qaladid goor waliba

  • Books

    Buugaag ay ku jiraan dhammaan casharada ay ka koobantahay koorsada iyo qoraalo kale oo kaa caawinaya waxbarashadaada

Xogta Macallinka

Macalin Ahmed M. Salad waa khabiir ku xeel dheer tiknoolojiyadda, kuna soo shaqeeyey mudo 13 sano kabadan, sidoo kalana leh khibrad macalinimo gaar ahaan maadooyinka laxiriira tiknoolojiga.
Macalinku wuxuu heystaa shahaadada heerka 2aad ee jaamacadda (Masters Degree) ee Culuumta mashaariicda (Project Management) iyo Shahaadada heerka 1aad ee Culuumta tiknoolojiga (Computer Science).
somvato ahmed
Dhamee Koorasada, Hel Shahaado


Isla marka aad dhameysid koorsada 100%, waxaad heli doontaa shahaado cadeyneysa in aad si guul ah u dhameysatay koorsadan

1). Ku qurxi CVgaaga shahaadadan
2). La wadaag shirkadaha wax shaqaaleysiiya
3). Ku faan in aad hormarineysid naftaada goor waliba



Yeelo xirfad, ha guuleysato noloshaada & ganacsigaaga
Nagala soco baraheena bulshada:
WHATSAPP
YOUTUBE
TIKTOK
FACEBOOK

Naga soo wac nambaradan:

+252612253334

+252612253332

Mahadsanid

Marqaatiga Macaamiisha

Waxaan ka faaideysatay barnaamijyadeena in ka badan 20,000 Soomaliyeed