Koorsoyin & Barnaamijyo
Ku biir in ka badan 40,000 oo ka tirsan nidamkeena waxbarashada
-
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga
Bixi Adeeg Huffan - Exceptional Customer Care
CourseBaro xirfadaha kaa cawin kara in aad ku guleysatid goob kasta oo aad shaqo ka qabaneysid adigoo raacaya tilmaamo gaar ah oo si fudud laguugu diyaariyay
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga, Shaqsiyada
Ku Guuleeyso Goobta Shaqada - Become Effective at Workplace
CourseBaro xirfadaha kaa cawin kara in aad ku guleysatid goob kasta oo aad shaqo ka qabaneysid adigoo raacaya tilmaamo gaar ah oo si fudud laguugu diyaariyay
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga
Billaw Ganacsigaaga - START MY BUSINESS
CourseKoorsadan waxaad ku baran doontaa hannaanka loo sameeyo ganacsi cusub iyadoo loo marayo qaababka casriga ee qiimeynta fikradaha. Koorsadan waxa ay koo koobantahay lix cutub oo ay ku jiraan casharo si heer sare ah loo diyaariyay
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga
Kobci Ganacsigaaga - GROW YOUR BUSINESS
CourseKoorsadan waxa ay ka caawineysaa ganacsata ku howlahan hormarinta ganacsigooda iyo kuwa raba in ay hadda sameeyaan ganacsi saameyn leh iyagoo baranaya asaasiyaadka guusha iyo kobcinta ganacsiga nuucyadiisa kala duwan
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga
Iibka & Suuqgeynta - SALES & MARKETING
CourseKoorsadan waa koorso ka caawineysa dhamaan inta ku howlan in ay wax ka iibiyaan macmiil nuuc waliba uu ahaado. Waxaa qaadan kara ardayda, shaqaalaha suuqgeynta, madaxda suuqgeynta, iyo dadka leh ganacsiga. Waxaan ku sharxeynaa asaasiyaada iibka.
$25