Bixi Adeeg Huffan - Provide Exceptional Customer Care

Noqo qof ka soocan dadka isagoo bixinaya adeeg loo riyaaqo oo ay macaamishu jeclaato

    1. Basics of customer care

    2. Basics of Customer Care: Interesting Facts

    3. The Customer Service Mindset

    4. The Customer Journey & Key Touchpoints

    5. Developing Customer Centricity Mindset

    6. Module 1 Quiz

    1. The Power of Active Listening

    2. The Active Listening Levels

    3. Using Clear, Concise Language for Customers

    4. Clear, Concise Language: Examples

    5. Module 2 Quiz

    1. Understand Customer Emotions & Perspectives

    2. Showing Empathy to the Customer

    3. Building Customer Trust: The Six Steps

    4. De-Escalation in Customer Service & Handling Difficult Customers

    5. Module 3 Quiz

    1. Identify Core Customer Needs

    2. KYC and Managing Customer Expectations

    3. Traits of Great Customer Care Agents

    4. Module 4 Quiz

    1. Dejiso Buuga Koorsada oo Dhameystiran

Waxaa ku jira:

  • $25.00
  • 23 lessons
  • 2 hours of video content
  • 12 month access
  • Completion certificate

Xogta Koorsada

Bixi Adeeg Huffan - Provide Exceptional Customer Care

Koorsadan waxa ay kaa caawineysaa in aad yeelatid xirfadaha muhiimka u ah bixinta adeeg huffan goob waliba oo aad ka shaqeyneysid. Koorsadan waxa ay anfaceysaa dhammaan dadka ka shaqeeya shirkadaha gaarka ah loo leeyahay, ganacsatada, iyo kuwa ka shaqeeya xarumaha dowladda & heyadaha kale

Waxaad qaadan doontaa dhoor saacadood oo casharo muuqaal ah oo si gaar ah loo diyaariyay laguna saleeyay nolol maalmeedka shaqaalaha bixiya adeegyada kala duwan

Wax badan oo kuu fududeynaya waxbarashadaada

  • Videos

    Muuqaalo tayo sare leh oo loo diyaariyay si heer sare ah si aad durba u baratid casharada koorsada

  • Quizes

    Leyliyo & imtixaano lagu hubinayo fahamkaaga adigoo helaya jawaabaha suaalaha aad qaladid goor waliba

  • Books

    Buugaag ay ku jiraan dhammaan casharada ay ka koobantahay koorsada iyo qoraalo kale oo kaa caawinaya waxbarashadaada

Xogta Macallinka

Macallin Dr. Abdiwahab Abdullahi Elmi waxa uu sitaa shahaadada heerka ugu sareeya waxbarashada ee PhD isagoo ku soo qaatay waxbarashadiisa dalalka Soomaliya, Malaysia, USA & Cost Rica.
Sidoo kale Dr. Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya & heyado caalami ah, isagoo bixiyay in ka badan 25,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed.
Bil waliba waxaa ka faaideysta muuqaladiisa iyo qoraaladiisa baraha bulshada boqolaal kun oo ku kala nool dunida dacaladeeda, iyadoo muuqaalada qaar la daawaday dhoor milyan oo jeer
somvato abdiwahab
Dhamee Koorasada, Hel Shahaado


Isla marka aad dhameysid koorsada 100%, waxaad heli doontaa shahaado cadeyneysa in aad si guul ah u dhameysatay koorsadan


1). Ku qurxi CVgaaga shahaadadan
2). La wadaag shirkadaha wax shaqaaleysiiya
3). Ku faan in aad hormarineysid naftaada goor waliba



Yeelo xirfad, ha guuleysato noloshaada & ganacsigaaga
Nagala soco baraheena bulshada:
WHATSAPP
YOUTUBE
TIKTOK
FACEBOOK
Naga soo wac nambaradan:

+252612253334

+252612253332

Mahadsanid

Marqaatiga Macaamiisha

Waxaan ka faaideysatay barnaamijyadeena in ka badan 20,000 Soomaliyeed

Waan isbartay hadda

Safiyo Shukri Hilowle

Ka hor koorsooyinkan, aniga isma aanan aqoon, hadase waxaan bartay meelaha aan ku liito iyo meelaha aan ku fiicanahay. Mahadsanidiin

Waa waxbarasho u dhiganta 50 sano

Bile Adan Abdullahi

Halka aan maanta taaganahay ilahey ka sokow waxaan ku soo gaaray waa talooyinka iyo duruusta qiimaha badan ee halkan ka baxa. Ganacsigeyga wuu ka gudbay Soomaliya hadda waxaana tiigsanayaa meelo fogfog IA

Suuqgeynteyda ayaan wax badan ka saxay

Ahmedraas Mohamed Farah

Waxaan hadda fahamsanahay jadwalkeyga iyo sida aan suuqa u galayo waxana bartay xirfado badan oo dhankeyga suuqgeynta ah oo saameyn ku yeeshay hormarkeyga iyo shirkadaha aan la shaqeeyo. Waxaan bartay la dhaqanka dadka, qofkii u baahan in uu hormariyo naftiisa, haku xirnaado machadkan

Indhaha ayey ii fureen koorsooyinkan

Osman Hassan Addan

Waxaan ka xirnaa indhaha markii hore balse markii aan bilaaway koorsadan Sahayda Shaqadoonka, aad ayey indhaha iigu furmeen waana guuleysatay. Ilahey mahadii, waadna mahadsantihiin