Course curriculum
-
-
π Ku soo dhowow koorsada KOBCI GANACSIGAAGA
-
Casharka 1aad: Iskobci adiga si uu u kobco ganacsigaaga
-
Casharka 2aad: Baro maareynta waqtigaaga
-
Casharka 3aad: Xiriri dadka, balaari aqoontaada
-
Casharka 4aad: Baro ciladaha hortaagan kobcinta ganacsigaaga: Blind Spots
-
Casharka 5aad: Xalka dhibaatooyinka hortaagan hormarinta ganacsiga, ka guuleyso cabsida
-
Casharka 6aad: Sida looga guuleysto cabsida, faham sababta aad abuurtay ganacsigan - Your "Why"
-
Casharka7aad: Talada cutubka
-
-
-
Casharka 1aad: Baro heerarka uu maro ganacsiga marka uu korayo
-
Casharka 2aad: Talada cutubka
-
-
-
Casharka 1aad: Sida loo dhiso shaqaale qeyb ka noqda kobcinta ganacsiga
-
Casharka 2aad: Talada cutubka
-
-
-
Casharka 1aad: Tiirarka kordhinta iibka shirkadda
-
Casharka 2aad: Hanaanka iibka guuleysta
-
-
-
Casharka 1aad: Maareynta maaliyadda ganacsigaaga
-
-
-
Casharka 1aad: Muhiimadda internetka & baraha bulshada
-
About this course
- $25.00
- 20 lessons
- 2.5 hours of video content
- 12 month access
- Completion certificate
Xogta Koorsada
Kobci Ganacsigaaga
Koorsadan waxa ay ka caawineysaa shaqsiyaad ku howlahan hormarinta ganacsigooda iyo kuwa raba in ay hadda sameeyaan ganacsi saameyn leh iyagoo baranaya asaasiyaadka guusha iyo kobcinta ganacsiga nuucyadiisa kala duwan
Si gaar ah waxaad u baraneysaa:
β Fahmida muhiimada ay teknolojiyadu uleedahay suuqgeynta & iibka
β Baro nuucyada ganacsiga iyo sida loo kobciyo
β Baro kordhinta iibka iiyo sameynta lacag badan
Xogta Macallinka
Sidoo kale Dr. Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya & heyado caalami ah, isagoo bixiyay in ka badan 25,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed.
Bil waliba waxaa ka faaideysta muuqaladiisa iyo qoraaladiisa baraha bulshada boqolaal kun oo ku kala nool dunida dacaladeeda, iyadoo muuqaalada qaar la daawaday dhoor milyan oo jeer
|