Ku Guuleyso Goobta Shaqada - Become Effective @ Workplace

Noqo qof ay jeclaadaan shaqaalaha kale isagoo u gudanaya waajibaadkiisa si xirfadi ku jirto

    1. Conduct SWOT analysis on yourself (SW)

    2. Conduct SWOT analysis on yourself (OT)

    3. Develop key skills of self management: Setting goals & staying organized

    4. Develop key skills of self management: Time management & accountability

    5. Module 1 Quiz

    1. Arrive at meetings on time and fully prepared

    2. Plan for the next day before leaving work

    3. Keep an organized agenda & create strict deadlines

    4. Prioritize your responsibilities (Eisenhower Matrix Example)

    5. Module 2 Quiz

    1. Learn barrier to effective communication

    2. Understand styles of communication

    3. Be an attentive listener

    4. Ask the right questions

    5. Be respectful to others

    6. Module 3 Quiz

    1. Live in the present

    2. Master Thoughts, Feelings, and Attitudes

    3. How to become a source of strength to other people & feedback stats

    4. How to manage & accept feedbacks

    5. Maintain work-life balance

    6. How to navigate office politics

    7. How to deal with office politics players

    8. Module 4 Quiz

    1. Buuga Koorsada oo Dhameystiran

Waxaa ku jira:

  • $25.00
  • 27 lessons
  • 2.5 hours of video content
  • 12 month access
  • Completion certificate

Xogta Koorsada

Ku Guuleyso Goobta Shaqada - Become Effective @ Workplace

Koorsadan waxay kaa caawineysaa in aad ku guuleysatid goob kasta oo aad ka shaqeyneysid adigoo helaya xirfadaha muhiimka u ah guushaas.

Waxaad kala baran doonta nuucyada shaqaalaha aad la shaqeyneysid iyo sidii aad u maareyn laheyd mid waliba, iyo la socodka waxyaabaha ka dhex socda shirkadaada ama mashruuca aad ka dhex shaqeyneysid adigoo mar waliba u noqonaya dadka kale qof aynan ka maarmin

Wax badan oo kuu fududeynaya waxbarashadaada

  • Videos

    Muuqaalo tayo sare leh oo loo diyaariyay si heer sare ah si aad durba u baratid casharada koorsada

  • Quizes

    Leyliyo & imtixaano lagu hubinayo fahamkaaga adigoo helaya jawaabaha suaalaha aad qaladid goor waliba

  • Books

    Buugaag ay ku jiraan dhammaan casharada ay ka koobantahay koorsada iyo qoraalo kale oo kaa caawinaya waxbarashadaada

Xogta Macallinka

Macallin Dr. Abdiwahab Abdullahi Elmi waxa uu sitaa shahaadada heerka ugu sareeya waxbarashada ee PhD isagoo ku soo qaatay waxbarashadiisa dalalka Soomaliya, Malaysia, USA & Cost Rica.
Sidoo kale Dr. Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya & heyado caalami ah, isagoo bixiyay in ka badan 25,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed.
Bil waliba waxaa ka faaideysta muuqaladiisa iyo qoraaladiisa baraha bulshada boqolaal kun oo ku kala nool dunida dacaladeeda, iyadoo muuqaalada qaar la daawaday dhoor milyan oo jeer
somvato abdiwahab
Dhamee Koorasada, Hel Shahaado


Isla marka aad dhameysid koorsada 100%, waxaad heli doontaa shahaado cadeyneysa in aad si guul ah u dhameysatay koorsadan


1). Ku qurxi CVgaaga shahaadadan
2). La wadaag shirkadaha wax shaqaaleysiiya
3). Ku faan in aad hormarineysid naftaada goor waliba



Yeelo xirfad, ha guuleysato noloshaada & ganacsigaaga
Nagala soco baraheena bulshada:
WHATSAPP
YOUTUBE
TIKTOK
FACEBOOK
Naga soo wac nambaradan:

+252612253334

+252612253332

Mahadsanid

Marqaatiga Macaamiisha

Waxaan ka faaideysatay barnaamijyadeena in ka badan 20,000 Soomaliyeed

Waan isbartay hadda

Safiyo Shukri Hilowle

Ka hor koorsooyinkan, aniga isma aanan aqoon, hadase waxaan bartay meelaha aan ku liito iyo meelaha aan ku fiicanahay. Mahadsanidiin

Waa waxbarasho u dhiganta 50 sano

Bile Adan Abdullahi

Halka aan maanta taaganahay ilahey ka sokow waxaan ku soo gaaray waa talooyinka iyo duruusta qiimaha badan ee halkan ka baxa. Ganacsigeyga wuu ka gudbay Soomaliya hadda waxaana tiigsanayaa meelo fogfog IA

Suuqgeynteyda ayaan wax badan ka saxay

Ahmedraas Mohamed Farah

Waxaan hadda fahamsanahay jadwalkeyga iyo sida aan suuqa u galayo waxana bartay xirfado badan oo dhankeyga suuqgeynta ah oo saameyn ku yeeshay hormarkeyga iyo shirkadaha aan la shaqeeyo. Waxaan bartay la dhaqanka dadka, qofkii u baahan in uu hormariyo naftiisa, haku xirnaado machadkan

Indhaha ayey ii fureen koorsooyinkan

Osman Hassan Addan

Waxaan ka xirnaa indhaha markii hore balse markii aan bilaaway koorsadan Sahayda Shaqadoonka, aad ayey indhaha iigu furmeen waana guuleysatay. Ilahey mahadii, waadna mahadsantihiin