Course curriculum

    1. 🙌 Xogta Koorsada Baasaboorka Guusha

      FREE PREVIEW
    2. Casharka 1aad: Asaasiyaadka baasaboorka guusha - Effective Communication Skills

    3. Casharka 2aad: 10ka mabda' oo asaaska u ah xiriirka dadka

    4. Casharka 3aad: 8 faaido oo aad ka heleysid baasaboorka guusha

    5. Casharka 4aad: Sifooyinka lagu yaqaan xiriirka guuleysta - Q1aad

    6. Casharka 5aad: Sifooyinka lagu yaqaan xiriirka guuleysta -Q2aad

    7. Casharka 6aad: Hanaanka xiriirka dadka - Communication Process

    8. Casharka 7aad: Nuucyada xiriirka dadka - Types of Communication

    9. TIJAABI FAHAMKAAGA

    1. Casharka 1aad: Xiriirka ka dhaxeeya shaqsiyaadka - Interpersonal Communication

    2. Casharka 2aad: Xirirka dhaqamada kala duwan - Intercultural Communication - Q1aad

    3. Casharka 3aad: Xirirka dhaqamada kala duwan - Intercultural Communication - Q2aad

    4. Casharka 4aad: Naftaada sidaad u aragtid iyo saameynta ay ku ledahay xiriirka dadka

    5. Casharka 5aad: Nuucyada xiriirka aanan hadalka aheyn - Types of Non-Verbal Communication

    6. Casharka 6aad: Sirta xiriika dadka: Active Listening

    7. Casharka 7aad: Xalinta khilaafaadka idinka dhexdhaca dadka

    8. Casharka 8aad: Waxyaabaha ay tahay in aadan sameynin marka aad la xiriireysid dadka

    9. TIJAABI FAHAMKAAGA

    1. Casharka 1aad: sidaad u fahi lahey nuucyada xiriirka dadka: Passive & Passive-aggressive

    2. Casharka 2aad: sidaad u fahi lahey nuucyada xiriirka dadka: Assertive & Aggressive

    3. Casharka 3aad: Nuucyada xiriirka dadka: Tusaalooyin: Actions

    4. Casharka 4aad: Nuucyada xiriirka dadka: Tusaalooyin: Looks

    5. Casharka 5aad: Nuucyada xiriirka dadka: Tusaalooyin: Beliefs

    6. Casharka 6aad: Nuucyada xiriirka dadka: Tusaalooyin: Goals & Emotions

    7. Casharka 7aad: Sidaad ula dhaqmi laheyd dadka qaar: Passive Style

    8. Casharka 8aad: Sidaad ula dhaqmi laheyd dadka qaar: Aggressive Style

    9. Casharka 9aad: Sidaad ula dhaqmi laheyd dadka qaar: Passive-aggressive & Assertive Style

    10. TIJAABI FAHAMKAAGA

    1. Casharka 1aad: Nuucyada qilaafaadka ka dhexdhaca dadka

    2. Casharka 2aad: Hababka loo xaliyo qilaafka nuucyadiisa kala duwan

    3. Casharka 3aad: Hababka xalinta qilaafaadka: Talo ku socota waalidka, maamulada iwm

    4. TIJAABI FAHAMKAAGA

    5. Faham Nidaamkeena Waxbarashada

      FREE PREVIEW
    1. Casharka 1aad: Noqo qof xushmeeya dadka kale: Q1aad

    2. Casharka 2aad: Noqo qof xushmeeya dadka kale: Q2aad

    3. Casharka 3aad: Haloo fahmo hadalkaaga si fudud

    4. Casharka 4aad: Badi xiriirkaaga mar waliba maadama lakala fogyahay

    5. TIJAABI FAHAMKAAGA

    1. BOOK: Baasaboorka Guusha

About this course

  • $25.00
  • 40 lessons
  • 2.5 hours of video content
  • 12 month access
  • Completion certificate

Xogta Koorsada

Baasaboorka Guusha - Communication Skills

Koorsadani waxa ay ka caawineysaa qof waliba sidii u heli lahaa baasaboorka guushiisa isagoo baranaya xirfadda ugu muhiimsan nolosha: Sidaad ula xiriiri laheyd qof waliba adigoo isticmaalaya farsamooyin la hubiyay oo kuu sahlaya in aad guuleysatid

  • Barashada sida loola xiriiro dadka loona fahmo aragtida kala duwan
  • Baro farsamooyinka lagu xaliyo qilaafaadka soo kala dhexgala dadka
  • Baro sida aad internetka ugu adeegsan laheyd xiriirkaaga dad weynaha
  • Baro nuucyada kala duwan ee xiriirka dadka - hadalka iyo kuwa aanan aheyn hadalka

Wax badan oo kuu fududeynaya waxbarashadaada

  • Videos

    Muuqaalo tayo sare leh oo loo diyaariyay si heer sare ah si aad durba u baratid casharada koorsada

  • Quizes

    Leyliyo & imtixaano lagu hubinayo fahamkaaga adigoo helaya jawaabaha suaalaha aad qaladid goor waliba

  • Books

    Buugaag ay ku jiraan dhammaan casharada ay ka koobantahay koorsada iyo qoraalo kale oo kaa caawinaya waxbarashadaada

Xogta Macallinka

Macallin Dr. Abdiwahab Abdullahi Elmi waxa uu sitaa shahaadada heerka ugu sareeya waxbarashada ee PhD isagoo ku soo qaatay waxbarashadiisa dalalka Soomaliya, Malaysia, USA & Cost Rica.
Sidoo kale Dr. Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya & heyado caalami ah, isagoo bixiyay in ka badan 25,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed.
Bil waliba waxaa ka faaideysta muuqaladiisa iyo qoraaladiisa baraha bulshada boqolaal kun oo ku kala nool dunida dacaladeeda, iyadoo muuqaalada qaar la daawaday dhoor milyan oo jeer
somvato abdiwahab
Dhamee Koorasada, Hel Shahaado


Isla marka aad dhameysid koorsada 100%, waxaad heli doontaa shahaado cadeyneysa in aad si guul ah u dhameysatay koorsadan


1). Ku qurxi CVgaaga shahaadadan
2). La wadaag shirkadaha wax shaqaaleysiiya
3). Ku faan in aad hormarineysid naftaada goor waliba



Yeelo xirfad, ha guuleysato noloshaada & ganacsigaaga
Nagala soco baraheena bulshada:
WHATSAPP
YOUTUBE
TIKTOK
FACEBOOK
Naga soo wac nambaradan:

+252612253334

+252612253332

Mahadsanid