Course curriculum
-
-
Casharka 1aad: Heerka shaqo la'aanta dunida
-
Casharka 2aad: Heerka shaqo la'aanta Soomaaliya
-
Casharka 3aad: Shaqo nuucee ayaad qaban kartaa - cilmi & la'aan intaba?
-
Casharka 4aad: Nuucyada shaqooyinka Q2aad
-
Casharka 5aad: Nuucyada shaqooyinka Q3aad
-
Casharka 6aad: Maxaa kula gudboon adiga hadii aad waysid shaqada aad rabtay?
-
-
-
Casharka 1aad: Muhiimada 'Communication Skills
-
Casharka 2ad: 4ta qeybood ee aasaaska u ah xiriirka: DADKA - People
-
Casharka 3ad: 4ta qeybood ee aasaaska u ah xiriirka: DHAMBAALKA - Message
-
Casharka 4aad: 4ta qeybood ee aasaaska u ah xiriirka: DURUUFTA - Context
-
Casharka 5aad: 4ta qeybood ee aasaaska u ah xiriirka: DHAGEYSIGA - Listening
-
Casharka 6aad: Muhiimada Xiriirka Dadka: Xirfadda 1aad: Fahamka Dareenka Dadka
-
Casharka 7aad: Xirfadda 2aad & 3aad: Cadeynta & Koobnaanta Hadalka & Waji Furnaanta
-
Casharka 8aad: Xirfadda 4aad & 5aad: Kalsooni Iskuqabka & Dareemida Dadka
-
Casharka 9aad: Xirfadda 6aad & 7aad: Xusmahada & Dhageysiga Dadka
-
Casharka 10aad: Xirfadda 8aad & 9aad: Heerka Codkaaga & Suaalo Weydiintaada
-
Casharka 11aad: Furayaasha Xiriirka: Si wacan u isticmaal telkaaga, Qabo shaqo aadan ku qadaneyn lacag
-
Casharka 12aad: Furayaasha Xiriirka: Samee qoraalo badan, ka qeybqaado goobaha wax lagu soo bandhigo
-
Casharka 13aad: Furayaasha Xiriirka: Dhageysiga, xiriirinta dadka, xalinta dhibka, iyo laqabsiga duruufaha
-
Casharka 14aad: Furayaasha Xiriirka: Maareynta waqtigaaaga
-
-
-
Casharka 1aad: Farsamooyinka raadinta shaqada: 1,2,3
-
Casharka 2aad: Farsamooyinka raadinta shaqada: 4,5
-
Casharka 3aad: Talooyin ku aadan dhalinyarada: 1,2,3
-
Casharka 4aad: Talooyin ku aadan dhalinyarada: 4,5,6
-
Casharka 5aad: Talooyin ku aadan dhalinyarada: 7,8,9,10
-
Casharka 6aad: Cashar ka baro khibrad 100 sano badan
-
Casharka 7aad: Cashar ka baro khibrad 100 sano badan: Samee waxyaabahan - Q1aad
-
Casharka 8aad: Cashar ka baro khibrad 100 sano badan: Samee waxyaabahan - Q2aad
-
Casharka 9aad: Cashar ka baro khibrad 100 sano ka badan: 10ka qalad ee la sameeyo: 1 - 5
-
Casharka 10aad: Cashar ka baro khibrad 100 sano ka badan: 10ka qalad ee la sameeyo: 6 - 10
-
Casharka 11aad: Muhiimada in aad yeelatid asxaab fiican & sida la isu baro dadka - Good Networking
-
Casharka 12aad: Yeelo meel aad ku xifdisid xiriirada aad la sameyneysid shirkadaha
-
Casharka 13aad: Tusaale LinkedIn Profile: Sawrikaaga sida uu u keenayo
-
Casharka 14aad: Tusaale LinkedIn Profile: Cinwaankaaga iyo tusaale sawirada laga fiicanyahay
-
Casharka 15aad: Tusaalaha Linkedin Profile: Headline & Summary
-
Casharka 16aad: Tusaalaha Linkedin Profile: Privacy Setting for job seekers
-
-
-
Casharka 1aad: Farqiga CV iyo Resume
-
Casharka 2aad: Nuucyada CVyada ay u kala baxaan
-
Casharka 3aad: Talooyin ku saabsan qaabka loo qoro CVyada
-
Casharka 4aad: Tusaale CVyada dadka shaqadoonka ah ee Teknoljiyada ama Enigneerinka: Q1aad
-
Casharka 5aad: Tusaale CVyada dadka shaqadoonka ah ee Teknoljiyada ama Enigneerinka: Q2aad
-
Casharka 6aad: Tusaale CV: Dhanka Education iyo Experience
-
Casharka 7aad: Qoraalada lagu dhex qoro CVga dhexdiiisa: Tusaalooyin:
-
Casharka 8aad: Tusaale CV dhameystiran: Q1aad: Qof Khibrad Leh
-
Casharka 9aad: Tusaale CV dhameystiran: Q1aad: Qof Khibrad Leh
-
Casharka 10aad: Tusaale CV dhameystiran: Q2aad: Qof Khibrad Leh
-
Casharka 10aad: Tusaale CV Dhameystiran: Q3aad
-
Casharka 11aad: CVyada Dadka aanan khibradda laheyn - JUNIOR CANDIDATES
-
Casharka 12aad: CVyada Dadka aanan khibradda laheyn - Waxa ay ka eegayaan shirkadaha qofka shaqadoonaha ahi
-
Casharka 13aad: CVyada Dadka aanan khibradda laheyn - CV Dhameystiran
-
Casharka 14aad: CVyada Dadka aanan khibradda laheyn - CV Dhameystiran Q2aad
-
-
-
Casharka 1aad: 10 talo oo ku aadan ku guuleysiga wareysiga shaqada
-
Casharka 2aad: 10 suaalood oo laga yaabo in lagugu weydiiyo wareysiga
-
Casharka 3aad: Jawaabta aad ka bixineysid suaasha "tell me about yourself"
-
Casharka 4aad: Diyaargarowga wareysiga shaqada: labiska, suaalaha, jiifka, cuntada aad cuneysid, dabagalka
-
Casharka 5aad: Diyaargarowga wareysiga shaqada: Muhiimada hurdada, luuqada jirkaaaga & Cuntada aad cuneysid
-
About this course
- $25.00
- 103 lessons
- 5.5 hours of video content
- 12 month access
- Completion certificate
Xogta Koorsada
Koorsadan waxa ay caawineysaa dadka shaqo doonka ah gaar ahaan ardayda marka dhow ka soo qelinbiyay jaamacada iyo iskuulada. Waxaa lagu sharxayaa farsamooyinka loo isticmaalo suuqa shaqada iyadoo qofka la siinayo tusaalooyin oo uu hore ka dabaqi karo. Laga bilaabo xogta suuqa shaqada dunida iyo mida Soomaaliya, qorida CVyada, gelida wareysiyad ilaa sida uu u dhaqmayo qofka 30 maalmood ee ugu horeysa marka uu helo shaqada ayaad ku baraneysaa insha Allah.
- Baro sida loo qoro CVyada heerarkooda kala duwan oo loogu talo galay shaqooyin kala duwan
- Baro sida loo sameeyo gorgortan fiican dhanka mushaaraadka shaqada
- Baro sida la isugu diyaariyo looguna guuleysto wareysiyada shaqada
- Baro waxaad qaban laheyd 90ka maalmood ee ugu horeeya marka aad ku guuleysatid shaqada
Xogta Macallinka
Sidoo kale Dr. Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya & heyado caalami ah, isagoo bixiyay in ka badan 25,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed.
Bil waliba waxaa ka faaideysta muuqaladiisa iyo qoraaladiisa baraha bulshada boqolaal kun oo ku kala nool dunida dacaladeeda, iyadoo muuqaalada qaar la daawaday dhoor milyan oo jeer
|