Manhajka Koorsada

    1. Casharka 1aad: Sidee loo bartaa naftaada?

    2. Casharka 2aad: 6 talaabo oo aad ku ogaan kartid naftaada - Q1aad

    3. Casharka 3aad: 6 talaabo oo aad ku ogaan kartid naftaada - Q1aad

    4. Casharka 4aad: Lawareeg aayaha noloshaada Q1aad

    5. Casharka 5aad: Lawareeg aayaha noloshaada Q2aad

    6. Casharka 6aad: Ma u haysaa noloshaada qorshe?

    7. Casharka 7aad: Suaalo ku aadan qorshahaaga nolosha

    8. Casharka 8aad: 6da cudur ee dila dareenka iyo nafta Q1aad

    9. Casharka 9aad: 6da cudur ee dila dareenka iyo nafta Q2aad

    10. Tijaabi Fahamkaaga

    1. Cashar 1aad: Hel sawirka guud ee noloshaada

    2. Casharka 2aad: Dejinta bartilmaameedyada yaryar

    3. Casharka 3aad: Ka dhig ujeedooyinkaaga SMART

    4. Casharka 4aad: Maxay dadku ugu fashilmaan qorshooyinkooda?

    5. Cashar 5aad: Waxyaabaha kuu sahli kara fulinta ahdaaftaada

    6. Cashar 6aad: Waxyaabaha kuu sahli kara fulinta ahdaaftaada

    7. Casharka 7aad: Sidad u maareyn laheyd waqtigaaga

    8. Casharka 8aad: Sidaad u maareyn laheyd waqtigaaga

    1. Casharka 1aad: Nuucyada dadka marka uu culeys ku yimaado

    2. Casharka 2aad: 7 waxyaabood oo aad ku wajihid kartid caqbadaha nolosha

    3. Casharka 3aad: 7 waxyaabood oo aad ku wajihid kartid caqbadaha nolosha

    4. Casharka 4aad: 7 waxyaabood oo aad ku wajihid kartid caqbadaha nolosha

    5. Casharka 5aad: Isweydii suaalahan marka aad wajaheysid caqabad

    6. Casharka 6aad: Isweydii suaalahan marka aad wajaheysid caqabad

    7. Cashar 7 aad: Talaaboyinka aad uga guuleysankartid caqabad nuuc kasta ah

    1. Casharka 1aad: Jadwalee Noloshaada

    2. Casharka 2aad: Jadwalee Noloshaada

    3. Casharka 3aad: 3 talaabo oo aad ku jadwaleysan kartid noloshaada

    4. Casharka 4aad: Baro sida loo dhaho dadka NO ama MAYA

    5. Casharka 5aad: Sameyso goob iyo xilli aad ku fikirtid si aad diiradda u saartid waxa muhiimka ah

    6. Casharka 6aad: Samee isla xisaabtan sax ah

    1. Casharka 1aad: Waa in aad Jeclaataa Naftaada

    2. Casharka 2aad: Jooji Isla Weynida

    3. Casharka 3aad: Xushmee Dareenka Dadka Kale

    4. Casharka 4aad: Tusaale Casharkii 3aad

    5. Casharka 5aad: Noqo Qof Faraxsan

    6. Casharka 6aad: Noqo Qof Leh Riyooyin Waaweyn

    7. Casharka 7aad: Noqo Qof Isku Kalsoon

    8. Casharka 8aad: Iska Daa Calaacalka

    9. Casharka 9aad: Haka Weji Dadbin Dadka

    10. Casharka 10aad: Noqo Dhageyste Wanaagsan

    11. Casharka 11aad: Noqo Qof Dadka Wax Ku soo Kordhiya

About this course

  • $25.00
  • 81 lessons
  • 6.5 hours of video content
  • 12 month access
  • Completion certificate

Xogta Koorsada

Hormarinta shaqsiyadda qofka

Koorsadan waxa ay ka caawineysaa qofkasta in uu hormariyo naftiisa isagoo baranaya meelaha ay naftiisa ku fiicantahay kuna liidato si uu hormar u gaaro. Isbarashada nafta waxa ay asal u tahay dhamaan guulaha nolosha, sirta guushana meel fog kaama jirto: adiga ayey kuugu dhex jirtaa !

Waxaad baran doontaa sirta guusha laga bilaabo tusaalooyinka Nabi Muxamad (SCW) ilaa dadka manta nool oo lagu tiriyo in ay dhaqaale ahaan gaareen guulo waaweyn.

Koorsada waxaa la socda buug dhameystiran oo ay ku jiraan dhammaan casharada lagu sharxayo muuqaalada iyo kuwo kale oo badan.

Wax badan oo kuu fududeynaya waxbarashadaada

  • Videos

    Muuqaalo tayo sare leh oo loo diyaariyay si heer sare ah si aad durba u baratid casharada koorsada

  • Quizes

    Buugaag ay ku jiraan dhammaan casharada ay ka koobantahay koorsada iyo qoraalo kale oo kaa caawinaya waxbarashadaada

  • Books

    Buugaag ay ku jiraan dhammaan casharada ay ka koobantahay koorsada iyo qoraalo kale oo kaa caawinaya waxbarashadaada

Xogta Macallinka

Macallin Dr. Abdiwahab Abdullahi Elmi waxa uu sitaa shahaadada heerka ugu sareeya waxbarashada ee PhD isagoo ku soo qaatay waxbarashadiisa dalalka Soomaliya, Malaysia, USA & Cost Rica.
Sidoo kale Dr. Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya & heyado caalami ah, isagoo bixiyay in ka badan 25,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed.
Bil waliba waxaa ka faaideysta muuqaladiisa iyo qoraaladiisa baraha bulshada boqolaal kun oo ku kala nool dunida dacaladeeda, iyadoo muuqaalada qaar la daawaday dhoor milyan oo jeer
Dhamee Koorasada, Hel Shahaado


Isla marka aad dhameysid koorsada 100%, waxaad heli doontaa shahaado cadeyneysa in aad si guul ah u dhameysatay koorsadan


1). Ku qurxi CVgaaga shahaadadan
2). La wadaag shirkadaha wax shaqaaleysiiya
3). Ku faan in aad hormarineysid naftaada goor waliba



Yeelo xirfad, ha guuleysato noloshaada & ganacsigaaga
Nagala soco baraheena bulshada:
WHATSAPP
YOUTUBE
TIKTOK
FACEBOOK
Naga soo wac nambaradan:

+252612253334

+252612253332

Mahadsanid