Koorsoyin & Barnaamijyo
Ku biir in ka badan 40,000 oo ka tirsan nidamkeena waxbarashada
-
Dhamman Koorsoyinka
Fasalka Tooska Ah - Online Class Membership
CourseKu biir fasalkeena tooska u baxa - ONLINE - ee barashada luuqadda Ingiriiska adigoo raacaya manhaj. nidaamsan oo laga isticmaalo in ka badan 100 dal, goob waliba aad joogtid, goor waliba
$50 / month
-
Dhamman Koorsoyinka, Koorso FREE, Luuqadda Ingiriiska, Fasalo
Wax ka ogow barnaamijkena fasalada - Cohort Membership
CourseWax ka ogoow xogta banaamijkeena casriga ah ee barashada luuqadda Ingiriiska adigoo raacaya manhaj caalami ah
Free
-
Webinar: How to validate your business idea
Digital downloadWebinar: How to validate your business idea Never spend too much money, time, & energy on an idea that is NOT market fit
Free
-
Dhamman Koorsoyinka, Luuqadda Ingiriiska
Naxwaha Luuqadda - Practical Grammar: ENGLISH A2
CourseCEFR English A2: Grammar Course Koorsadani waxaad ku baraneysaa naxwaha luuqadda oo aasaasi ah sida 4 kamid ah 8da qeybood ee naxwaha ugu muhiimsan: Adjectives, Prepositions, Interjections,iyo waqtiyada (tenses)
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga
Bixi Adeeg Huffan - Exceptional Customer Care
CourseBaro xirfadaha kaa cawin kara in aad ku guleysatid goob kasta oo aad shaqo ka qabaneysid adigoo raacaya tilmaamo gaar ah oo si fudud laguugu diyaariyay
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga, Shaqsiyada
Ku Guuleeyso Goobta Shaqada - Become Effective at Workplace
CourseBaro xirfadaha kaa cawin kara in aad ku guleysatid goob kasta oo aad shaqo ka qabaneysid adigoo raacaya tilmaamo gaar ah oo si fudud laguugu diyaariyay
$25
-
How to become a successful entrepreneur in 21st century
Digital downloadThis is presentation of our live webinar for hundreds of our fans in February 2025
Free
-
Dhamman Koorsoyinka, Koorso FREE
Tijaabi Koorsooyinka - FREE Course Lessons
CourseTijaabi koorsoyinkeena si FREE ah adigoo qaadanaya casharo badan si aan u aragtid tayadooda
Free
-
Dhamman Koorsoyinka
Ku Hel Dhamman Waxyar - All-Access Bundle
BundleQaado dhamaan koorsooyinka ku jira nidaamkeena adigoo badbaadsanaya lacag badan
$300
-
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga
Billaw Ganacsigaaga - START MY BUSINESS
CourseKoorsadan waxaad ku baran doontaa hannaanka loo sameeyo ganacsi cusub iyadoo loo marayo qaababka casriga ee qiimeynta fikradaha. Koorsadan waxa ay koo koobantahay lix cutub oo ay ku jiraan casharo si heer sare ah loo diyaariyay
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga
Kobci Ganacsigaaga - GROW YOUR BUSINESS
CourseKoorsadan waxa ay ka caawineysaa ganacsata ku howlahan hormarinta ganacsigooda iyo kuwa raba in ay hadda sameeyaan ganacsi saameyn leh iyagoo baranaya asaasiyaadka guusha iyo kobcinta ganacsiga nuucyadiisa kala duwan
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Luuqadda Ingiriiska
CEFR English A1 - BEGINNER LEVEL
CourseEnglish A1 waa heerka ugu hooseeya ee luuqadda Ingirisiiska sida uu qabo nidaamka caalamiga ee CEFR. Heerkan waxa uu qofka ku baranayaa jumlada yaryar iyo wadashekeysiga kooban.
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Luuqadda Ingiriiska
CEFR English A2 - PRE-INTERMEDIATE LEVEL
CourseEnglish A2 waa heerka hoose qeybtiisa 2aad ee barashada luuqadda. Heerkan waxa uu ardayga baranayaa casharo muhiim oo taabanaya dhinacyo badan oo nolosha ah sida waxbarashada, caafimaadka, socdaalka, isbortiska
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Luuqadda Ingiriiska
CEFR English B1 - INTERMEDIATE LEVEL 1
CourseEnglish B1 waa heerka dhexe ee luuqadda Ingirisiiska sida uu qabo. nidaamka caalamiga ah ee CEFR. Heerkan waxa uu qofka awoodaa in uu luuqadda u isticmaalo noloshiisa caadiga iyo shaqada inkastoo si dhameystiran aynan aheyn
$25
-
Dhamman Koorsoyinka, Luuqadda Ingiriiska
CEFR English B2 - INTERMEDIATE LEVEL 2
CourseEnglish B2 waa heerka dhexe qeybtiisa 2aad ee luuqadda Ingirisiiska sida uu qabo. nidaamka caalamiga ah ee CEFR. Heerkan waxa uu qofka awoodaa in uu luuqadda si heer sare ah isagoo dhisan kara jumlada waaweyn sidoo kale ku cabiri kara waxa uu rabo
$25