All Access Bundle - Hel Dhamman Koorsooyinka
$250 kaliya - Dhamman koorsooyinkeena
Dhamman Koorsoyinka, Luuqadda Ingiriiska
CEFR English A2: Grammar Course Koorsadani waxaad ku baraneysaa naxwaha luuqadda oo aasaasi ah sida 4 kamid ah 8da qeybood ee naxwaha ugu muhiimsan: Adjectives, Prepositions, Interjections,iyo waqtiyada (tenses)
$25
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga, Shaqsiyada
Baro xirfadaha kaa cawin kara in aad ku guleysatid goob kasta oo aad shaqo ka qabaneysid adigoo raacaya tilmaamo gaar ah oo si fudud laguugu diyaariyay
$25
Dhamman Koorsoyinka, Koorso FREE
Tijaabi koorsoyinkeena si FREE ah adigoo qaadanaya casharo badan si aan u aragtid tayadooda
Free
Dhamman Koorsoyinka, Ganacsiga
Koorsadan waxaad ku baran doontaa hannaanka loo sameeyo ganacsi cusub iyadoo loo marayo qaababka casriga ee qiimeynta fikradaha. Koorsadan waxa ay koo koobantahay lix cutub oo ay ku jiraan casharo si heer sare ah loo diyaariyay
$25
Dhamman Koorsoyinka, Luuqadda Ingiriiska
English A1 waa heerka ugu hooseeya ee luuqadda Ingirisiiska sida uu qabo nidaamka caalamiga ee CEFR. Heerkan waxa uu qofka ku baranayaa jumlada yaryar iyo wadashekeysiga kooban.
$25
Dhamman Koorsoyinka, Luuqadda Ingiriiska
CEFR English A1: Grammar Course Koorsadani waxaad ku baraneysaa naxwaha luuqadda oo aasaasi ah sida 4 kamid ah 8da qeybood ee naxwaha ugu muhiimsan: Noun, Pronoun, Verb, Adverb iyo waqtiyada (tenses)
$25
Xirmadan waxaad ku heli kartaa dhammaan koorsooyinka ku jira nidaamkeena waxbarashada onlineka ah adigoo ku helaya qiimo aad uga hooseeya marka aad u iibsatid midmid
Dhamaan koorsooyinka ku jira nidaamkeena onlineka ah
Ka faaideyso koorso waliba muddo 1 sano ah adigoo helayo muuqaalada, maqalka, leyliyada, shahaado, & buugaagta
Ku hel koorso waliba oo lagu so kordhiyo sanakaas gudihiisa lacag la'aan - FREE