-
Iibka & Suuqgeynta - SALES & MARKETING
CourseKoorsadan waa koorso ka caawineysa dhamaan inta ku howlan in ay wax ka iibiyaan macmiil nuuc waliba uu ahaado. Waxaa qaadan kara ardayda, shaqaalaha suuqgeynta, madaxda suuqgeynta, iyo dadka leh ganacsiga. Waxaan ku sharxeynaa asaasiyaada iibka.
$25
-
Baasaboorka Guusha - COMMUNICATION SKILLS
CourseBAASABOORKA GUUSHA waa koorso ka hadleysa xiriirka wanaagsan - effective communication skills - iyo sidii aad ugu dabaqi laheyd noloshaada iyo shaqadaada. Waxa ay horudhac u tahay koorsooyin kale.
$25
-
Baasaboorka Guusha - BASIC
CourseKoorsadan BAASABOORKA GUUSHA - GENERAL waa koorso ka hadleysa xiriirka wanaagsan - effective communication skills - iyo sidii aad ugu dabaqi laheyd noloshaada iyo shaqadaada. Waxa ay horudhac u tahay koorsooyin kale.
$15
-
Iibka & Suuqgeynta - BASIC
CourseKoorsadan waa koorso ka caawineysa dhamaan inta ku howlan in ay wax ka iibiyaan macmiil nuuc waliba uu ahaado. Waxaa qaadan kara ardayda, shaqaalaha suuqgeynta, madaxda suuqgeynta, iyo dadka leh ganacsiga. Waxaan ku sharxeynaa asaasiyaada iibka.
$15
-
Isbaro Aad Guuleysatide - BASIC
CourseKoorsadan waxaa loogu talo galay in lagu hormariyo naftaada si ay horumar u gaarto una guuleysato. Fikirka asalka u ah casharadan waa sidan: "Si ay nolosha kuugu hagaagto, waa in aad marka hore ADIGA is hagaajisaa". Guuleyso goor waliba
$15
-
Isbaro Aad Guuleysatide - PERSONAL DEVELOPMENT
CourseKoorsadan waxaa loogu talo galay in lagu hormariyo naftaada si ay horumar u gaarto una guuleysato. Fikirka asalka u ah casharadan waa sidan: "Si ay nolosha kuugu hagaagto, waa in aad marka hore ADIGA is hagaajisaa". Guuleyso goor waliba
$25
-
Kobci Ganacsigaaga - GROW YOUR BUSINESS
CourseKoorsadan waxa ay ka caawineysaa ganacsata ku howlahan hormarinta ganacsigooda iyo kuwa raba in ay hadda sameeyaan ganacsi saameyn leh iyagoo baranaya asaasiyaadka guusha iyo kobcinta ganacsiga nuucyadiisa kala duwan
$25
-
Sahayda Shaqadoonka - BASIC
CourseKoorsadan waxa ay sharxeysaa qaababka casriga ah ee uu qofka u raadsan karo shao uu ku farxo. Laga bilaabo isu diyaarinta niyad ahaan, qorashada CVga, ka qeybqaadashada wareysiga ilaa 30 maalmood ee ugu horeysa googbta shaqada waxaad sameyn laheyd
$15
-
Sahayda Shaqadoonka - JOB SEARCH
CourseKoorsadan waxa ay sharxeysaa qaababka casriga ah ee uu qofka u raadsan karo shao uu ku farxo. Laga bilaabo isu diyaarinta niyad ahaan, qorashada CVga, ka qeybqaadashada wareysiga ilaa 30 maalmood ee ugu horeysa googbta shaqada waxaad sameyn laheyd
$25
-
Kulanka Akhyaarta 03: Maareynta Culeysyada Shaqada
CourseKulanka Akhyaarta waa barnaamij bishiiba halmar ama laba aan la wadaagno macaamiisheena ku xiran baraheena bulshada iyo madasheena waxbarasho ee BRAVO AKADEMI & Somvato Institute.
Free
-
Kulanka Akhyaarta 04: Billaw Ganacsi Yar