-
Isdiiwaangeli
-
Bixi lacagta
-
Guuleyso
Koorsooyinkeena
Hormari naftaada iyo ganacsigaaga - meel waliba iyo xilli waliba
-
Iibka & Suuqgeynta - SALES & MARKETING
CourseKoorsadan waa koorso ka caawineysa dhamaan inta ku howlan in ay wax ka iibiyaan macmiil nuuc waliba uu ahaado. Waxaa qaadan kara ardayda, shaqaalaha suuqgeynta, madaxda suuqgeynta, iyo dadka leh ganacsiga. Waxaan ku sharxeynaa asaasiyaada iibka.
$25
-
Baasaboorka Guusha - COMMUNICATION SKILLS
CourseBAASABOORKA GUUSHA waa koorso ka hadleysa xiriirka wanaagsan - effective communication skills - iyo sidii aad ugu dabaqi laheyd noloshaada iyo shaqadaada. Waxa ay horudhac u tahay koorsooyin kale.
$25
-
Isbaro Aad Guuleysatide - PERSONAL DEVELOPMENT
CourseKoorsadan waxaa loogu talo galay in lagu hormariyo naftaada si ay horumar u gaarto una guuleysato. Fikirka asalka u ah casharadan waa sidan: "Si ay nolosha kuugu hagaagto, waa in aad marka hore ADIGA is hagaajisaa". Guuleyso goor waliba
$25
-
Sahayda Shaqadoonka - JOB SEARCH
CourseKoorsadan waxa ay sharxeysaa qaababka casriga ah ee uu qofka u raadsan karo shao uu ku farxo. Laga bilaabo isu diyaarinta niyad ahaan, qorashada CVga, ka qeybqaadashada wareysiga ilaa 30 maalmood ee ugu horeysa googbta shaqada waxaad sameyn laheyd
$25