Manhaj caalami ah oo laga isticmaalo in ka badan 100 dal

Waxaad wax ku baran doontaa manhajka caalamiga ah ee CEFR & midka Qaramada Midoobay ee loo yaqaan UNLF. Manhajkan waxaa xooga lagu saarayaa ku hadalka luuqadda iyo xirirka qoraalka toolmoon - Communicative Competence
somvato english syllabus

Faaidooyinka Fasaladeena

Waxaad ku biireysaa arday kuugu heer ah oo loola xisaabtamayo si isbuucle ah iyagoo laga rabo in ay ka soo shaqeeyaan leliyo, ka qeybqaataan wada sheekeysi, soo xaadiraan fasalo toos u baxaya.
Waxaad sidoo kale qaadan doontaa koorsooyin diyaarsan oo marba heer ah
somvato cee program benefits

Isu Diyaari Imtixaanada Caalamiga Ah

Manhajka CEFR waxa uu kuu sahlayaa in aad u baratid luuqadda si nidaamsan oo fudud adigoo sidoo kalana isu diyaarin kara imtixaanada caalamiga ah sida IELTS, Cambridge English, TOEFL, etc

Barnaamij Kaa Dhisaya Dhamaan Heerarka

Waxaan dabaqeynaa heerarka kala duwan ee Ingiriiska (A1 - C2) iyo naxwahooda