Xogta Koorsada

Koorsadan waxa ay caawineysaa dadka shaqo doonka ah gaar ahaan ardayda marka dhow ka soo qelinbiyay jaamacada iyo iskuulada. Waxaa lagu sharxayaa farsamooyinka loo isticmaalo suuqa shaqada iyadoo qofka la siinayo tusaalooyin oo uu hore ka dabaqi karo. Laga bilaabo xogta suuqa shaqada dunida iyo mida Soomaaliya, qorida CVyada, gelida wareysiyad ilaa sida uu u dhaqmayo qofka 30 maalmood ee ugu horeysa marka uu helo shaqada ayaad ku baraneysaa insha Allah.

  • Baro sida loo qoro CVyada heerarkooda kala duwan oo loogu talo galay shaqooyin kala duwan
  • Baro sida loo sameeyo gorgortan fiican dhanka mushaaraadka shaqada
  • Baro sida la isugu diyaariyo looguna guuleysto wareysiyada shaqada
  • Baro waxaad qaban laheyd 90ka maalmood ee ugu horeeya marka aad ku guuleysatid shaqada

Xogta Macallinka

Macallin Dr. Abdiwahab Abdullahi Elmi waxa uu sitaa shahaadada heerka ugu sareeya waxbarashada ee PhD